Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Barre Hiraale oo Dadaal ugu jira Sidii uu Maamul ugu Sameyn Lahaa Gedo
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 12 2008
Barre Hiraale oo Dadaal ugu jira Sidii uu Maamul ugu Sameyn Lahaa Gedo
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 12 March 2008

Baardheere,(insidesomalia.org)- Wafdi balaaran oo uu Hogaaminayay Xildhibaan Barre Aadan Shirre bare Hiiraale ayaa gaaray Gobolka Gaddo kaasi oo ay ku doonayaan in gobolkaasi Maamul u sameeyaan.

Barre Hiiraale ayaa waxaa la socda xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Gobolkaasi ka soo wada jeeda waxana ay iminka Magaalada Baardheere kulamo kula leeyihii wax garadka iyo aqoonyahanada Gobolkaasi.

Xildhibaan Barre oo saxafada uga warbixinayay safarka ay ku yimaadeen Magaalada Baardheere ayaa sheegay in ay la xiriirto sidii loo dhisi laha Maamul uu yeesho Gobolka Geddo, kaasi oo hoos imaan doona Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigaye.

Isaga oo hadalkiisa sii wata Mr Bare Hiiraale waxaa uu sheegay in isaga iyo xildhibaano uu ka mid yahay Axmed Warsame Maxamed hada kulamo Baardheere kula leeyihiin waxgaradka deegaankaasi, isla markaana meel isla dhigi doonaan qaabkii dadka Gobolkaasi ku dhisan karaan Maamul ay u dhan yihiin.

Mar uu ka hadlayay qaabka ay haatan arintaasi suurta gal ku noqon karto Maadaama dhowr jeer lagu fashilmay ayaa ku nuux nuuxsaday in hatan go,aankeeda la gaarayo, isla markaana uu ku rajo weyn yahay in la dhisi doono Maamul.

Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa sheegay in kulamadaani hada ku leeyihiin Magaalada Baardheere aysan aheyn kii ugu horeeyay oo ay la qaataan Odayaasha Gobolka iyo Siyaasiyintooda, balse kulamo kan ka horeeyay ku yeesheen Magaalada Baydhabo oo fariisin u ah Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Geddo ayaa Bilhii ugu dameeyay waxa ay ku howlanaayeen Maamul u sameynta Gobolkaasi, kaasi oo Mudo badan dib u dhac ku yimid,kadib markii is faham waa soo kala dhex galay siyaasiyiinta iyo Odayaasha ku dhaqan Gobolkaasi Geddo.

qeybo kamid ah Gobolka Gedo ayaa waxaa ay kamidyihiin kuwo lagu muransanyaahay lahaashaheeda,sida Degmada Baar dheere iyo Degmada Luuq ee Gobolka Gedo,waxaana iskuhayta Maamulidooda Beelha asal ahaan dhulkaasi sheegta oo kasoo jeeda D/M iyo Beelo degan qeybo kamid ah Gobolka Gedo,sida Beesha Marixaan.

Comments (1)add
asc slaan kabacdi dadkayga walaalayaasha waxaan kacodsanayaa inuu nin walboo islaam ah ogaado in ay xisaab sugayso.talabaad walaalayaal waxaa fiican inaad kawaantowdaan waxaas ood ilaahahay aad kab
written by fuad mohamed , December 11, 2008
ilaahay kabaqa
report abuse
vote down
vote up
Votes: +0
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >